Macdantii Uranium-ta ee laga waayey dalka Liibiya oo la shaaciyay in la helay

Hay’adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan kormeerka hubka nukliyeerka, ayaa Jimcihii u sheegtay dalalka xubnaha ka ah, inay heshay inta badan, macdantii Uranium-ta dabiiciga ahayd ee dhowaan laga waayey dalka Liibiya, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Reutes. Macdantan oo xaddigeedu gaadhayey illaa 2.5 Ton, ayay hore u sheegtay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Hubka Nukliyeerka … Continue reading Macdantii Uranium-ta ee laga waayey dalka Liibiya oo la shaaciyay in la helay